Kenya oo shaacisay sababta ay u dalbatay in mar kale dib loo dhigo dacwada Badda

Kenya ayaa xaqiijisay in Maxkamadda ICJ ay ka dalbatay in markii 5aad dib loo dhigo dhageysiga furan ee kiiska la xiriira muranka xadka badweynta Hindiya ee ay isku heystaan Soomaaliya, taasoo qorshuhu uu ahaa in la billaabo bisha soo socota ee Maarso. Wasaarada arrimaha dibeda ee Kenya ayaa sheegtay in Ujeedda arrintan ay u codsadeen … Continue reading Kenya oo shaacisay sababta ay u dalbatay in mar kale dib loo dhigo dacwada Badda